{DAAWO SAWIRADA} Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo la magacaabay

0
203

Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay 15-ka xubnood ee noqonaya Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqare oo ah Shir gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu magacaabay 15-ka xubnood ee wadaya howsha Doorashada Gudoonka Baarlamaanka , waxaana xubnahan la magacaabay soo jeediyay magacaabistooda Xildhibaanada Baarlamaanka.

Halkan ka Aqriso Magacyada Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka