Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maanta la kulmay Musharaxiin ay kamid yihiin Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Maxamed faroole
Guddoomiye Jawaari iyo Musharaxiinta uu maanta la kulmay ayaa ka wada hadlay in Doorashadu ay Caddaalad u dhacdo.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa sheekey in baarlamaanka soomaaliya ay ku dadaale doonan sidee ay cadaalad Ugu Dhace Laheeyd Doorshada Madaxtinomo Ee Soomaaliya.