waxa garoonka kubada cagta ee dagmada bullo-burte saraqasaare studium si toos ah kaga soconaya jirooniga ciyaaraha kaas oo loqabtay koxaha ka dhisan dagmada bullo-burte ee gobalka hiiraan koxaha loqabtan jironigaan aya kala ah al,ahli,shubuk,buullo,albo,fc.bari iyo wadajir waxaana galabta wada ciyaaray koxaha albo iyo shubuk ciyaarta oo eheed mid xiiso badan ayaa waxa u so daawasho tagay boqolaal dagweyna ah oo aad u so buux dhaafiyay garoonka labada koox ee manta wada ciyareysay ayaa koox waliba waxa ay so bandhigtay ciyaar wanaag,
wareegii hore ee ciyaarta kooxda shubuk ayaa heshy rigooro balse nasiib daro walaga qabtay waxaana gol kulaadkaasi riday Axmadeey nuure cali waxana waregii kobaad lagu kala maray 0-0
waregii dambe ee ciyaarta ayey koox walbo laso baxday weraro kul kulul iyadoona xamasada ciyaarta isbadashay
ugu dambey ciyaarta ayaa kuso idlaatay 0-0 wayo koox walbo waxa ay dhuuqsatay difaaca
shalay waxa wada ciyaaray al,ahli iyo wada jir waxaana 5-0 afka ciida ladaray wadajir oo kasocotay xafada suuqa xoolaha
biri galab ayaa waxa lagu wadaa iney wada ciyaraan kooxaha fc,bari iyo buulo