{DAAWO SAWIRADA} Mash-Quul Xoogan Oo Laga Dareemayo Garoonka Diyaaraha Buulo Burde.

0
414

Waxa Si Habsame Leh Ugu Socdo  Garoonka Diyaaraha Magaalada Buulo Burde Howlahii Duulimaadayada Diyaaraha Kadib Markii Dadka Deegaanka Iyo Ciidamada AMISOM Ay Iska Kaashadeen Dhismaha Garoonka Diyaaradeed.

Magaalada Buulo Burde Waxaa Ka Xiran Wadooyinka Soo Gala Iyo Kuwa Ka Baxa Waxaana Wadooyinkaasi Ay Uxiran Yahiin Xarakada Al.Shabaab lakiin Waxii Ka Danbeeyey Dhismaha Garoonkaasi Waxa Ay Noqotay Magaalada Mid Aad u mashquul Badan Waxaana Si Caade Ah Kusoo Noqday Isku Socodkii Ganacsiga. Wax Barashada .Iyo  Arimahii Kale Waxaana Maalin Waliba Ka Dago Garoonka  ilaa dhowr Diyaaradoo.

Bulshada Ku Dhaqan  Degmada Ayaa Si Aad Ah Usoo Dhaweyey Howlaha Duulimaad Ee Ka Socdo Magaalada B/Burde Waxaana Dib Magaalada Ugu Laabtay Qurba Joogtee Dagmadaaasi.

sawiro Garoonka Buulo Burde 7 sawiro Garoonka Buulo Burde 9 sawiro Garoonka Buulo Burde sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 1 sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 2 sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 3 sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 4 sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 5 sawiro Garoonka Buulo Burde.jpg 6

 

Sawir qaade maxamed cismaan makaraan 

By Radio Hiiraanweyn