{DAAWO SAWIRADA} Qaabkii Ay Manta U Dhacday Doorashadii Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

0
435

Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhacday xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo uu wareeggii koowaad ku soo baxay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka 10aad ee golaha Shacabka.

IMG_0056IMG_0071IMG_0075IMG_0114IMG_0115IMG_0130IMG_0140IMG_0157IMG_0332IMG_0363IMG_0366IMG_0410IMG_0444IMG_0453IMG_0457IMG_0476IMG_0483IMG_0502