Qaban qaabadii ugu danbeysay oo lagu so dhaweynaa madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa xiligan ka socoto Garoonka Diyaradaha Magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Waxaa ciidamo aad u farabadan la so dhoobay wadooyinka magalada kuwaas oo logu talagalay in ay ka qeyb qataan so dhaweynta madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ,
Waa markii Labaad ee uu safar ku tago magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Tan iyo markii la doortay dhowr Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle,