{DAAWO SAWIRADA} Sida Cadaado Loogu sOO Dhaweeyey Madaxweyne Guuleed

0
207

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Guuleed ayaa la sheegay inuu la kulmi doono Baarlamaanka iyo Golihiisa Wasiirada.

Sidoo kale Madaxweyne Guuleed ayaa Hammbalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

IMG_0273IMG_0281IMG_0283IMG_0290IMG_0301IMG_0308IMG_0314IMG_0317IMG_0318IMG_0329