DEG DEG Ciidamada Amaanka Dagmada Buulo Burte Oo Caawa Gurigiisa Kala Baxay Wariye Amiin C/asiis Shiiq Cali

0
231

ciidamada amaanka dagmada buulo burte oo caawa gurigiisa kala baxay wariye ka tisan shaqaalaha Radio Hiiraanweyn Xarunteeda  Buulo Burte.

Lama oga sababta ka danbeeysay in ciidamada ay kala baxaan gurigiisa wariye Amiin c/asiis shiiq cali.

xariiro aan la sameynay maamulka iyo saraakiisha ciidamada buulo burte wax faah faahin ah nagama siin arintaan

waxii kasoo kordhana waxaad kala socon doontaan HIIRAANWEYN.NET