DEG EG: Ganacsade caan ah oo caawa lagu dilay Magalada Baledweyne

0
208

Wararka naga soo gaaray Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in gordhow kooxo hubeysan ay toogteen  Ganacsade caan oo lagu magacaabo Muumin dheere.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in marxuumka ay toogteen  kooxo hubeysan islamarkana lagu toogtay  Xili u fadhiyay goob dadku isugu yimaadaan oo  ku tala  Xaafadda kooshin  ee Bartmaha Magalaada Baladweyne.

ilaa iyo hada lama oga cida ka dambeysay dilka Ganacsadahan  Caawa lagu dilay Magalaada Baladweyne waxana goobta ka  baxsaday kooxihi dilka geystay.

waxii warara kala soco wararkeen danbe