Maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay Cabdi Muriidi dheere Ajakis oo Shalay lagu Xiray Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland.
Ajakis ayaa sheegay inuu ku Xanaanusaday Xabsigii lagu Xiray,waxaana uu sheegay in hadda Muqdisho uu joogo.
Cabdi Muriidi dheere ayaa sidoo kale sheegay inuu Jir dilay Maareeyahay Garoonka Diyaaraha Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland.