{ Dhageeyso } Dad Haraad Oowgii Ugu Geeriyooday Gobolka Mudug.

0
229

Boqolaal qooys oo ay saameeysay abaaro xoogan oo kajira gobolka mudug ayaa gaaray duleedka magaalada gaalkacyo.

Qooysaskaan ayaa waxaa kadhamaaday xoolihii ay dhaqanayeen oo abaarta oowgeed kudhaafay waxa ayna maciin badeen magaalooyinka.

Waxaana haraad oowgii iyo cudurka shuban biyoodka ugeeriyooday laba caruur ah ilaa iyo hada majiraan qooysaskaani wax gurmad deg deg lagaaray Waxa ayna codsanayaan in lacaawiyo.

Qooysaskaan ayaa badankooda waxa ay kasoo barakaceen tuulooyin iyo deegaano hoostaga degmada jariiban ee gobolka mudug.