Dhageyso:-Madaxweynaha K/galbeed Xildhibaanada Waxay Ka Baxeen Balantii Shacabka Ay Ka Qaadeen.

0
199

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Shariif Xassan sheekh Aadan  ayaa sheegay in Xildhibannada laga soo doortay koonfur galbeed ay balantii uga bexeen kadib markii ay  doorteen Maxamed Sheekh cismaan jawaari oo laga soo doortay koonfur galbeed.