{DHAGEYSO} Majaajiliiste Ajakis Muxuu Ka yiri Xarigii Magaalada Hargeyso Ee Maamulka

0
214

Maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay Cabdi Muriidi dheere Ajakis  oo Shalay lagu Xiray Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland.

Ajakis oo ka warbixiyay Xarigii magaalda Hargeyso ayaa sheegay inuu ku Xanaanusaday Xabsigii lagu Xiray,waxaana uu sheegay in hadda Muqdisho uu joogo.

Cabdi Muriidi dheere ayaa sidoo kale sheegay inuu Jir dilay Maareeyahay Garoonka Diyaaraha Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland.