Guddoomiye Jawaari oo magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa Doorashada

0
218

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

24 Musharax ayaa u sharaxan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo isgu jira siyaasiyiin caan ah, Ganacsato iyo qaar ka mid ah Madaxda hada Dalka hoggaamineysa.

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay dhici doontaa 8-da Febraayo ee Bishan.