Guddoomiyii Shabaab ee Garbahaarey oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda

0
235

Guddoomiyihii Al-shabaab ugu Magacaabnaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa Maanta isu dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ugu sugan Magaalada Garbahaareey.

Sargaalkaan oo lagu Magacaabo Maxamed C/llaahi waxaa soo Magaalada Garbahaarey ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Saraakiisha Ciidanka ay ku wareejiyeen Maamulka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.