TOOS : Doorashada Gudomiye Ku Xigenada Baarlamanka Oo Bilaabatay Iyo Cida Ku Tartameeyso.

0
276

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka dalka, ayaa kala ah

  1. Jeylaani Nuur Iikar
  2. C/weli Sheekh Ibraahim Muudey
  3. Faarax Sheekh C/qaadir
  4. Khaalid Macow C/qaadir
  5. Saciid Xuseen Ciid
  6. Khadiija Maxamed Diiriye.

Sidoo kale Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka dalka, waxaana Musharaxiinta u tartamaya ay kala yihiin:-

  • 1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.
  • 2.Mahad Cabdalla Cawad.
  • 3.Burhaan Aadan Cumar.
  • 4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)
  • 5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.
  • 6.C/wali Maxamed Qanyare.
  • 7.C/laahi Goodax Barre.
  • 8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
  • 9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi).
  • 10.Maryan Axmed Haaruun.

HOOS Oga Daawo Si LIVE Ah Hiiraanweyn