Wafdi u hogaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta lagu wada inu booqasho ku tago Magalaada Baladweyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan.
Magalaada Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ka socda qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga u horkacayo Madaxweynaha Hirshabelle Cali cabdulaahi Cosoble.
Madaxweynaha Maamul Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa lagu wada inu Magalaada Baladweyne kulamo kula qaato Maamulka gobolka Hiiraan iyo waxgaradka Gobolka islamarkana ay ka wada hadlan ariimo dhowr ah oo dan u ah Gobolka.
LA SOCO WARARKENA DANBE INSHA ALLAH