{DHAGEEYSO} Shacabka Baladweyne Oo Ka Hadlay Doorashada Madaxweynaha Baaqna Udiray Baarlamaanka .

0
245

Odoyaasha Iyo Waxgaradka Ku Dhaqan Magaalada Baledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa Ka Hadlay Doorashada Ka Socota Magalada Muqdisho Oo Lagu Wado In Manta Lagu Doorto Madaxweynaha Dalka Soomaaliye Ee Afarta Sano Ee Soo Socoto Dalka Hogaamin Doono.

Waxgaradka ayaa Baaq-Udiray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaalia Labada Aqal Waxa Ayna Ugu Baaqeen In Ay Ka Fogaadan Musuq Maasuqa Ayna Doortan Madaxweyne Dalka Ka Samatabixin Karo dhibaatada Haysta.

Maanta Oo Ah Maalin Arbaco Ah  Taariikhdane Ay Ku Beegan Tahay 08-02-2017 Waxaa Magaalada Muqdisho Lagu Wadaa In Ay Ka Dhacdo Doorashada Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Soomaaliye