{AKHRISO} Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Kadib Markii uu,,,

0
220

Madaxweynaha Puntland ayaa u magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Cabdinaasir Biixi Soofe , ka dib markii uu iscasilay Agaasimihii Madaxtooyada Deeq Suleymaan.

puntland