Banaanbax balaaran oo maanta ka dhacaya Muqdisho

0
224

Banaanbax weyn oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto Magaalada Muqdisho.

Ujeedka Banaanbaxa ayaa ah Guushii ay Soomaaliya ay kasoo hoysay Dacwadda badda ee kala dhaxeysa dalka Kenya.

Madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in ay ka qeyb galaan banaanbaxa.