Banaanbax balaaran oo lagu taageeraayo Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo ay so qaban qaabiyeen shacabka iyo maamulka magaalada Bullo burte ee Gobolka hiiraan,
Dadweynaha ayaa waxaa ay iskugu so aruureen goob fagaaro ah oo ay iskugu sobaxeen dadka shacabka ayaa waxaa goobtaas ka hadlay maamulka Dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan .
dhamaan dadkii ka qeyb galay Dibad baxa ayaa waxaa ay ka codsanaayeen in uu booqasho ku yimaado magaalada Bullo burte ee Gobolka hiiraan si uu u arko dhibaatada halkaas ka jirto
banaanbaxaan ayaa waxaa u qeyb ka ahaa banaanbaxyo maal mahii la sodhafay ka socday qaar kamid ah gobolada Dalka soomaaliya oo lagu taageeraayay Madaxweynaha Cusub ee Jamuuriyada Soomaaliya