Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya ayaa soo bandhigay Gaari NOHA ah oo ay sheegeen in lagu fuliyay weeraradii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho , islamarkaana lagu dilay Afhayeenka hore maamulkii Ximan iyo Xeeb iyo sidoo kale dhaawacii loo geystay taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Suggida Xasan dheere.