{DAAWO SAWIRADA} Sida Madaxweyne Farmaajo Loga Taageeray Dagmada Bullo burte

0
247

Banaanbax balaaran oo lagu taageeraayo Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo ay so qaban qaabiyeen shacabka iyo maamulka  magaalada Bullo burte ee Gobolka hiiraan,

Dadweynaha ayaa waxaa ay iskugu so aruureen  goob fagaaro ah oo ay iskugu sobaxeen  dadka shacabka ayaa waxaa goobtaas ka hadlay maamulka Dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan .

dhamaan dadkii ka qeyb galay Dibad baxa ayaa waxaa ay ka codsanaayeen in uu booqasho ku yimaado magaalada Bullo burte ee Gobolka hiiraan si uu u arko dhibaatada halkaas ka jirto

 

banaanbaxaan ayaa waxaa u qeyb ka ahaa banaanbaxyo maal mahii la sodhafay ka socday qaar kamid ah gobolada Dalka soomaaliya oo lagu taageeraayay Madaxweynaha Cusub ee Jamuuriyada Soomaaliya,

dibad bax bullo burte ka dhacay (15) dibad bax bullo burte ka dhacay (16) dibad bax bullo burte ka dhacay (1) dibad bax bullo burte ka dhacay (2) dibad bax bullo burte ka dhacay (4) dibad bax bullo burte ka dhacay (5) dibad bax bullo burte ka dhacay (6) dibad bax bullo burte ka dhacay (7) dibad bax bullo burte ka dhacay (8) dibad bax bullo burte ka dhacay (9) dibad bax bullo burte ka dhacay (10) dibad bax bullo burte ka dhacay (11) dibad bax bullo burte ka dhacay (12) dibad bax bullo burte ka dhacay (13) dibad bax bullo burte ka dhacay (14)

Cali Cismaan Kaskey

Radio hiranweyn