{DAAWO SAWIRADA} Soo Dhawayntii Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Sacuudiga

0
578

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sacuudi Carabiya oo uu saakay ugu dhoofay safarkii ugu horeeyey ee dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay 8 bishan Febaraayo.

Safarka madaxweynaha ayaa ku yimid casuumaad rasmi ah oo uu u soo diray boqorka sacuudiga.

IMG_0252
IMG_0253IMG_0254IMG_0255IMG_0256