{DAAWO SAWIRADA} Xulka Kubada Cagta Cameroon Oo Ku Guuleysatay Tartanka Kubada Cagta Qarada Africa

0
248

 

Ciyaartii finaalka oo ay iskugu so hareen wadamada Egypt Cameroon: ayaa waxaa Caawa Qaaday Koobka Ciyaaraha Qaramada Africa oo Malmahaan socday Xulka kubada cagta ee Cameroon: Taas oo ka adkaatay xulka kubada cagta Ee Masar 
xulka kubada cagta ee Cameroon: ayaa ku adkaatay 2-1 waxana ay sidaas ku qaaday Goobkii qarada africa 

Egypt: 1-2Cameroon: .

1 2 3 4 2 3 4   71 2 3

final