Munaasabad Ballaaran oo lagu xusaayo maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho .
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Qaar ka mid ah Bahda Warbaahinta ee ku sugan Muqdisho iyo ururada ka shaqeeya arimaha Saxaafadda.
Maalinta Raadiyaha ayaa ah Maalin ku weyn adduunka , waxaana Raadiyeyaasho ay ka mid yihiin kuwo sida aadka ah looga dhageysto Adduunka.
Munaabadaan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay dad mudda dheer kasoo shaqeynayay warbaahinta Soomaalida .