{DHAGEEYSO} Maamulka Somaliland Oo Ka Hadlay Xariga Wariye Coldoon

0
233

Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Ayaa Ka Hadashay Xairiga Wariye Cabdi Maalik Coldon Oo Lagu Xiray Magaalada Hargeeysa Ee Caasimada Maamulka Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland Saxardiid Cadaane Oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa Sheekay In cabdi maalik coldoon  Uusan Aheeyn Wariye Waxa Uuna Ku Tilmaamay In Uu Yahay Siyaasi Somalia Ah isla markaana  Uu Ka Waday Deegaanada Maamulka somaliland  Ololo Lagu Mideeynayo Soomaalia

Wasiirka Ayaa Ka Digay In Wax Laga Sheeko Nabad Galyada Somaliland Waxa uuna Balan Qaday In Cid Kasto Oo Wax Ka Sheekto Somaliland Ay Xabdiga Dhige Doonan.