{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeele:. Waxan Soo Dhisaya Wasiiro Dhalinyaro Ah.

0
293

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Ayaa Sheekay In Uu Dhawaan Soo Dhise Doono Goloha Wasiirada Maamulkiisa Oo Laga Dhowr Sugayey In Kabadan 4 Bilood.

Madaxweyne Cosoble Ayaa Sheekay In Inta Badan Golaha Wasiirada Uu Ka Dhige Doono Dhalinyarada Ku Nool Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhaxe Ee Waxbaratay Waxa Uuna Tilmaamay in Diyaar Garoowgii Ugu Danbeeyey Ee Magacaabista Wasiirada Uu Socdo

Shacabka Ku Dhaqan Deegaanada Hirshabeele Ayu Ugu Baaqay In Ay Si Dhow Ula Shaqeeyaan Maamulkiisa Si Loogu Guuleeysto Sugitaan Amaanka

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKA MADAXWEYNAHA