Dhageyso:- Banaanbax lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha oo Caabudwaaq ka dhacay

0
258

Banaanbaxaan oo ahaa mid lagu Taagaareeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud.

Dibadbax ayaa waxaa soo Abaabulay Bulshada Qeybaheeda kala duwan,waxaana Dadkii ka hadlay ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay.