{DHAGEYSO} Soomaaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Xariga Wariye Coldoon

0
272

Wasiirka Warfaafinta Maamulka soomaaliland Cismaan Cabdulaahi Cadaani Saxardiid oo wareysi siiyay Lanta afka soomaaliga Ee VOAda ayaa si kulul uga hadlay xariga wari cabdi maalik muuse Coldoon oo dhawaan lagu xiray Magalada Hargeysa.

Cismaan Cabdulaahi Cadaani Saxardiid ayaa shegay sababta lo xiray Coldoon in ay tahay faragilin uu ku sameyay maamulka soomaaliland Iyo Madaxbanaanidiisa ,waxana uu intaa raaciyay in Coldoon u ahaa siyaasi ee usan aheyn wariye.

Maamulka soomaaliland ayaa inta badan xadgudubyo aad u fara badan ku haya warbaahinta ka howlgasha soomaaliland kuwaas oo is kugu jira xarig handadaad iyo jirdil .