Iyadoo ay ku jiraan isbitaalada Magaalada muqdisho Dad qaba dhaawacyo kala duwan oo Dhawaan kusoo Dhaawacmay Qaarax ka Dhacay Suuq ku yaala Xaafada Kaawo-godeey ee Degmada wadajir.
Ayaa waxaa Maanta isbitaaladaasi ku booqday gudoomiyaha Gobolka banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale isagoona sidoo kale Gaarsiiyey Deeq lacageed Bukaanada ku jira Isbitaalada Muqdisho.