Maxkamadeentii C/maalik Muuse Coldoon Oo Dib loo Dhigay Kadib Markii …….

0
239

Kadib markii Ciidamada Booliska Somaliland  ay xabsiga u taxaabeen weriye C/maalin Muuse Coldoon iyo Maxamed Baashi Cabdi oo maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay sameeyeen kacdoon dadweyne ayaa maanta oo ah 25 bishaan lagu balan sanaa in Maxkamad lasoo taago ayaa dib loo dhigay waxaana dhanka kale si damiin ahaan loo sii daayey Maxemed Baashe Cabdi oo ahaa Agaasimahii Star tv.

Sidoo kale Weriye C/maalik Muuse Coldoon ayaa waxaa dib loo dhigay maxkamadeyntiisii waxaana loo celiyay Saldhigii uu ku xirnaa.

Waxaana Maalinka berito lafilaa in Maxkamad lagu soo taago Magaalada Hargeysa Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo xiran maalinkii 10 aad