Ra;isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cbadirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday in uu ka tanaasulay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya uu usoo gudbay wareega labaad.
Waxa uu tilmaamaya R/Wasaaraha in uu go’aansaday in uu tanasaulo kana haro tartanka, waxa uuna si kaftan ah u sheegay in uu dareemnayo guuxa Xildhibaan iyo cida ay dooranaan, taa oo si kala duwan loo fasirtay.