Qarax ka dhacay Galbeedka Magaalada Kismaayo

0
237

hal Askari ayaa ku dhintay 4 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qarax ciidamo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka  Magaalada Kismaayo.

Qarax ayaa la sheegay in uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso.

Ciidamada ayaa la sheegay in doonayaan in ay soo galaan Magaalada Kismaayo , waxaana ay ka yimaadeen Galbeed Magaalada Kismaayo degaano ku yaalla.

Dadka degaanka ayaa inoo sheegay in Qaraxu uu qabsaday Gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen Ciidamada.