Nabadoon Cismaan kheyrre oo ka mid ahaa Ergadii Galmudug kusoo dooratay Xildhibaanada ayaa Kooxo Hubeysan Waxa ay hada ku dhaawaceen Xaafada Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabada.
Waxaana la sheegay Kooxihii dhaawaca ugeystay Nabadoonka ay ka baxsadeen Goobtaasi.