qarax xoogan ayaa ka dhacay degaanka gambarlaawe ee Duleedka magalada Baladweyne Ee Gobolka hiiraan
Qaraxan oo sababay dhimasho iyo dhawac ayaa la dhigay goob fariisin u ah Ciidamo maleeshiyo beeleed ah oo lacago uga qaato gaadiidka isticmaalo wadad isku xirto Baladweyne Iyo Gambarlaawe,
Qof goob jooga ah Ayaa Hiiraanweyn u shegay in uu arkay ilaa 4 askari oo dhawac ah kuwaas oo lo soqaaday dhinaca isbitaalka Baladweyne si halkaas logu Daaweeyo,
Majirto cid shegatay Masuuliyada qaraxa manta ka dhacay Duleedka baladweyne hasa ahaatee waa qaraxii afarad oo mudo bil ah ka dhacay Magaalada Baladweyne