War Deg Deg ah:- Wasiir Nuux oo mar kale dib loo doortay

0
205

doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho oo  kamid aheyd Aqalka Hoose ayaa waxaa ku soo baxay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed xasan Nuux.

Maxamed Xasan Nuux ayaa kamid ahaa Xildhibaanadii Dib loo celiyay.

Qaar kamid ah Musharaxiinta oo  hadlay  ayaa sheegay in aysan Ogeyn waxa maanta dhacay islamarkaana uusan Guddiga War gelin,waxa Maanta dhaceyna ay lamid yihiin waxii Jowhar ka dhacay.

Waa Xildhibaankii Afraat oo kamid ah Xildhibaanadii la laalay oo soo baxa,waxaana Shantii Xildhibaan ka harsan Xildhibaan lagu Celiyay Jubbaland.