Warkii Ugu Dambeeyay ee Doorashada Soomaaliya

0
263

Magaalada Muqdisho waxa la filayaa in manata ay ka dhacdo doorashada madaxtinnimada Soomaaliya ee dowladda afarta sano ee soo socota. Waxa aad loo adkeeyey amniga caasimadda, inkastoo xalay meelo ka mid ah laga maqlay dhawaqa rasaas oo madaafiic ay ka mid tahay.

Duleedka Muqdisho sidoo kalea waxa l asheegay in uu iska hor imad ku dhex maray al-Shabaab iyo ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh Ceelasha Biyaha.

Amaanka Goobta Ay Ka Dhaceeyso Doorashada Ayaa Si Aad Ah Loo Adkeeyey Waxaana Maalintee Labaad Xiran Wadooyinka Muhiimka Ah Ee Magaalada Muqdisho

Waxii Warar Ah Hiiraanweyn.net Kala Soco