15 May Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Manta Baladweyne Laga Xusidoono

0
319

Munaasabada 15 may maalinta dhalinyarada Soomaaliyed ayaa manta lagu wadaa in laga xuso magalada Baladweyne Ee Gobolka hiiraan

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb gali doono qeybaha Bulshada kunool Baladweyne  Fanaaniin iyo Dhalinyaro aad u farabadan oo ka kala imaaday xafadaha Magalada Baladweyne,

15 ayaa si doo kale laga xusidonaa Guud ahaan Dalka waxana munaasabado kala duwan lagu qaban doonaa Gobolada dalka soomaaliya ,