Sheekh Maxamed Shaakir oo Magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Digreeto)

0
301

Madaxweynaha Kooxda Ahlu Sunna ee maamusha Degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Galgaduud ayaa Wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaal ciidan oo hogaamin doona Ciidamada kala duwan ee Ahlu Sunna.

Wareegtada kasoo baxday Madaxweynaha Kooxda Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu magacaabay Taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi, Taliyaasha la magacaabay waxaa kamid ah Taliyaha ciidanka Birmadka, Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo kuwa kale .

Halkan ka Akhriso Digreetada kasoo baxday Madaxweynaha Ahlu Sunna