{Akhriso} Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed Somalia

0
1230

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta isku shaandheyn iyo xil ka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulkiisa.

Shariif Xasan ayaa magacaabay 24-Wasiir, 24-wasiir kuxigeen iyo 9-Wasiiru Dowlo, waxaana Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha ku jira kuwa cusub halka sidoo kale dib loo soo celiyay qaar kamid ah Wasiiradii hore.

Halkan ka Akhriso Liiska Golaha Wasiirada