Maxaa looga hadlaya Kulanka Baarlamaanka Maanta ?

0
327

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho.

Kulanka maanta eeXildhibaanada waxaa loogu qeybin doonaa Sharciga la dagaalanka Musuq Maasuqa.

Wasiirka Wasaarada Caddaaladaa ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa lagu wadaa sidoo kale in uu hortaggo Xildhibaanada.
Wasiirka ayaa Xildhibaanada u aqrin doono sharciga la dagaalanka Musuq Maasuqa.

Sadiiq Warfaa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Risaala uga waramay  kulanka Xildhibaanada.