{AKHIRSO} Maamulka Hirshabelle oo Magacaabay degmooyin cusub,

0
428

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle  Cali Cabdulahi Cosoble ayaa magacabay degmooyin cusub oo u yeesho gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka,

degmooyinka u magacabay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa kala ah Halgan,Ceel Cali iyo Far-libaax oo ka tirsan Gobolka Hiiraan,

Macagaabistan uu sameyay Madaxweynaha Maamulka hirshabelle cali cabdulaahi cosoble ayaan la ogeyn sida ay u dhaqan gali doonto

xili dhowr jeeroo hore siyaabo kala duwan loogu  dhawaaqay deganadaas in ay yihiin dagmooyin  kuwaas oo ana wali sura galin ama aan wali ku shaqeyn habkii dagmooyinka,