{AKHRISO} Maamulka Dagmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan Oo Lamagacaabay

0
300

Maamulka dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan ayaa maanta lamacaabay kadib direeto ka sobaxay xafiiska Madaxweynaha  Maamulka hirshabelle Cali cabdulaahi cosoble ,

Gudoomiayah Dagmada jalalaqsi ayaa lo magacaabay Gudoomiyihii horre ee Dagmadaas maxamed Cabdulle fiidoow kadib markii dadka degaanka ay so jeediyeen in lo dhaafo gudoomiyaha hada joogo,

Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa horay u haa Gudoomiyaha Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan waxana ad dadka degaan ku amaaneen sida wanaagsan ee uu uga shaqeyay dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan mudadii uu xafiiska joogay,