{DAAWO MUUQAALKA} Munaasabada Lagu Furayey Degmooyinka Cusub Ee Gobolka Hiiraan

0
340

Waxa ay aheed Madal Lagu Daah Furayey Sadax Degmo Oo Cusub ee Gobolka Hiiraan Waxaana Goob Joog ka ahaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka somali iyo Xubno ka tirsan Xafiiska Unka ay ku leeyahiin Magaalada Baladweyn.
Madaxweyne Cosoblle ayaa Ugu Baaqay shacabka degan Degmooyinka Cusub ee kala ah Halgan Ceel-Cali Farlibaax in la shaqeeyaan Hormarka ay dhistaan Degmooyinkaasi ¬†Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheekey in maamulkiisa ay ka Gu’an tahay Hormarinta deegaanada Hirshabeelle.
wadarta Guud Degmaayinka Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay noqoneeysa Marka Lagu daro Sadaxda Degmo ee cusub ayaa waxa ay noqoneeysa 8 Degmo waxaana inta badan maamulo maamulka Hirshabbelle