{DAAWO MUUQALKA} Madaxweynaha Hirshabelle Oo Manta Booqday Farlibaax Iyo Sida Loogu so dhaweyay

0
370

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa markii ugaaray farlibaax , waxaana uu halkaas  kulan kula qaatay Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda  Far-libaax oo qayaastii dhinaca galbeed ugu beegan magalada Baladweyne 42.