DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay wadada Maka almukarama ee Magalaada Muqdisho

0
362

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyabaha qaraxa ayaa gordhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah gobolka Banaadir.

goob joogayaal ayaa sheegay  in qarax u ka dhacay meel ku dhow Hotel-ka Ambasador iyo isbitaalka Daru shifa ee Magalaada Muqdisho islamarkana ilaa hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Weerarkan ayaa noqonya kii labaad ee Todobadkan gudihiisa ka dhacay wadada Maka almukarama ee Magalaada Muqdisho waxan Axadii la soo dhaafay ayay aheyd, markii gaari qarax la hor dhigay wadada uu ku hor qarxay goobo ganacsi ku yaala agagaarka Isgoyska Dabka.