{DAAWO MUQAALKA} Adeega Dab daminka Magaalada Muqdisho, oo La Balaarinaayo,

0
590

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar cismaan ayaa kormeeray xarunta Dab-damiska ee Dowladda Hoose ee Xamar oo ay ka socdaan howlo lagu balaarinaa adeega dabdamiska,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA