{DAAWO MUQAALKA} Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya,

0
748

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradda waxa uuna mid mid u waraystay agaasimayaasha waaxyada kala duwan iyo shaqaalaha wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta, waxa ayan uga warbixiyeen shaqada ay qaranka u hayaan.

Kormeerka ayaa qeyb ka ahaa howlaha kor-joogtaynta iyo dabagalka lagula socdo shaqooyinka wasaaradaha iyo hey’adaha kale ee dawladda si looga mira dhaliyo qorshaha xukuummadda ee ku salaysan isla xisaabtan, hufnaan iyo daah-furnaan.

 

HOOS KA DAAWO BOOQASHADA KHEYRE,