{DAAWO MUQAALKA} Nabada Iyo Horumarka Ay gaartay Magalada Dhuusamareeb

0
793

Magaalada dhuusamareeb ayaa xiligan waxa laga dareemayaa isbadal dhinacyo badan leh oo ay ugu horeyso ganacsiyada laga furaayo magalada

 

Magaalada ayaa bilaawday in ay kobacdo kadib markii caasimada Maamulka Galmudug loo so wareejiyay wadahadalo dhaxmaray Madaxweynaha Maamulkaas iyo Maamulkii ahlu suna wal jameeca

HOOS KA DAAWO  WARBIXINTA KA HADLEYSO HORUMARKA DHUUSAMAREEB,